Friday, April 23, 2010

DAILY USEFUL SOFTWARES   :
We will bring here Precious softwares important and high quality so each part of them are free but must be permit the Administrator Blog.

1. Name : Internet Download Manager 6.5
Function: wuxuu dhaqso kuugu duubayaa download-ka vidoe-ga aad samaynayso markuu dhameeyana copy ayuu dhaxdiisa kuu dhigayaa ee halkan ka rago. Click Here
2. Name: Speedup MyPC 2010
Fucntion: wuxuu speed u yeelayaa computer-kaaga xawaairhiisa fudeed ayuuna noqanayaa ee halkan ka rogo. Click Here

3. Name: Duplicate File Cleaner
Fucntion: Softwere aad u fudud oo helaya faaylasha, emailada,excelka, word iyo wax walba oo laba jeer ah (Duplicate.) hadii ay dhacdo in qoraal ama cod isku magac ah oo softweerkan uu helo wuu kuu soo saarayaa ,iyadoo isla markaana kuu ogolaaneysa in ay ka saarto ama ka masaxdo computerka, waxaana ku arkaysaa noocyo kala duwan duubitaanka kadib. Click Here

4. Name: EVEREST Ultimate Edition
Fucntion: wuxuu aad u anfici doona dadka IT-ga ku shaqeeya, wuxuu kuu sheegayaa wixii macluumaad ah oo computer-kaaga ku jira sida hardware, softweerka, waqtiga la sameeyey, waxyaabaha aan shaqeyn,magacyada drivarada kaa maqan, waqtiga softweerada qaarkood ay dhacayaan iyo waxyaabo aad u farabadan oo aan halkan ku soo koobi karin. Markii aad Download soo sameysidextract dheh laba jeer uun riix waa softweer Portable ah oo aan ku duubis u baahneyn. Click Here
5. Name: Nitro PDF Professional
Fucntion: Softweerkan wuxuu edit ku sameeyaa any document, PDF, WORD etc, waa software qaali ah, oo maalin walba si joogta ah loo isticmaalo karo. Click Here

6. Name: Microsoft Office 2007 Professional
Fucntion: Haddii aad isticmaasho office 2003 wuxuu kaaga dhigayaa Office 2007, inta badan dadka isticmaala Office 2007 wey ku yara wareeraan, sababtoo ah waxay u barteen Office 200 iyo 2003, laakiin Offickan isbedel aad u weyn ayaa lagu sameeyey hadaba ka tixraac duubitaankiisa sawirada. Click Here
7. Name: Internet Password Lock
Fucntion: waad xiri kartaa internet-ka aad isticmaalaydo , si internat-ka aan lagaaga galin ama amar la'aan aan loo iscmaalin ,waxaa kaloo loo isticmaalaa in caruurta aad ka xakamaydo si ay amar kaaga qaataan markii ay isticmaalayaan aadna u ogaato markaa. Click Here

8. Name: MSKeyViewerPlus
Fuction: wuxuu kuu soo saarayaa, koodka registration-ka softweerda ee ku jira Computerkaaga, hadii aad ilowday oo kale waana portable kuduubis uma baahna. Click Here
9. Name: 360 Degree muslim holy places
Fucntion: waxaan helay sawiro 360 ah kuwaasoo ku tusaya dhinac walba oo sawirka ah, aad soo dhoweyn kartid, sawiradaan oo si aad u qurux badan loo soo xulay, loona sameeyey, waxaad ku arkeysaa meelaha ugu barakeysan ama dhismayaasha masaajidyada muslimiinta ee aduun weynaha ku kala yaala . Click Here

10. Name: Unlocker
Fucntion: Software-kan wuxuu qabtaa haddii folder desktop yaala ama computer-ka qeyb kamid ah dhaxyaala oo delete aad dhahday kaadiiday waxaana la socdo sawiro tutorial ah. Click Here

11. Name: Active Desktop Calendar
Fucntion: shaqadiisu waa in wixii notes ah aad gashan kartid ,alarm time promise-ka aad leedahay in uu ku soo xasuusiyo iyo calendar sanadka oo dhan kadibna desktop-ka ayuu soo dhigaa, waana software cajiib ah. Click Here
12. Name: TuneUp Utilities 2010
Fucntion: wuxuu ka saarayaa waxyaabaha aan loo baahneyn, sida : cookieska,backgrounka aan shaqeyn , software aan laga saari karin iyo waxyaabo kale oo aad u farabadan. Click Here

13. Name: Super Utilities
Fucntion: shaqadiisu waa wixii error ah ,virus ah iyo nadiifinta wixii qaladaad ah ee computer-ka soo gala si cajiib ah uga saarayo. Click Here
14. Name: Ashampoo Burning Studio 2010
Fucntion: waxyaabo aad u kala duwan oo dhinaca duubitaanka CD-yada iyo DVD-ga ayaa lagu sameeyn karaa, iyadoo isla markaana aad u isticmaali kartid in aad Edit gareysid ,wixii cod ah ee computer-kaaga ku jira. Click Here

15. Name: FlyakiteOSX 3.5
Fucntion: wuxuu is badal aad u quruxsan ku sameenaa window-ga aad isticmaalaysida Xp , wuxuu wax ka badalayaa qaabka uu computerkaagu yahay isagoo waxba kaatirin kadib mag ahaan ayuu noqonayaa.Click Here
16. Name: Novicorp WinTo Flash
Fucntion: waa softweerka mustaqbalka, waayo sanaddada soo socda lama isticmaali doono, CD ama DVD,tusaale ahaan ku duubista Windowyada waxaa la isticmaali doonaa oo keliya USB ama tiknoolajiyo waqtigan la sameynayo,sababtoo ah CDga ama DVDga waxaa lagu arkey in si fudud ay ku damage ay ku gaari karaan. Click Here
17. Name: Windows Dooosha with aero theme
Fucntion: waa Windows XP oo loo sameeyey si nooc kale ah, iyadoo la raaciyey aero theme-kii aan ku naqaaaney Windows 7,runtii waxaa aad u xiisayn doona dhalinyarada iyo ardeyda style-ladda kala duwan jecel.Click Here
18. Name: Memory card Recovery /MiniTool Power Data Recovery
Fucntion: softweer soo celinaysa recover, sawirada ama softweerada std cardka ee lumay, nooc walba ayaa kuu soo laabanaya iyadoo waqtiga ay ku soo celinayso waxa lumay ay tahay waqti aad u yar, digital camera iyo std nooc walba ayaa loo isticmaali karaa. Minitool power data recovery wuxuu isugu jiraa noocyo kala duwan oo lagu soo celin karo wixii lumey ee ku jiray computerkaaga, Click Here MiniTool Power D.Recovery

19. Name: My Secret Folder / GilSoft File Lock Pro
Fucntion: waxaa loo isticmaalaa in aad Folderkaaga aad ku xirato Password waayo waxaa laga yaabaa in dad badan oo kula isticmaalaya computerkaga ay mararka qaarkood eegayaan folderadaas iyagoo aan loo fasaxin.
My Secret Folder GilSoft File Lock Pro

20. Name: Super Internet TV Premium Edition
Fucntion: wuxuu kuu fududeynayaa in aad daawatid ilaa iyo 1800 TVyada tooska ah, waxaad kaloo dhegeysan kartaa ilaa iyo 5000 oo radiyow, uma baahnid hardware sida TV Tuner, waayo channalada oo dhan waxaa stream lagaga soo sameynayaa Internetka, waxaa keliya oo aad u baahantahay in aad daawatid ama dhegaysatid waa Computer iyo internet, xitaa waa duubi kartaa barnaamijyada ka socda TVga iyo radiyowga , hadaba ku duub softweerka register ku samee furaha la socda. Click Here

21. Name: Filemaker Pro 11 Advanced
Fucntion: wuxuu ku siinayaa data base la habeeyay oo diyaarsan ilaa iyo 30 data base ah oo midba magac gooni wata ku duub kadibna arag. Click Here
22. Name: MAGIX Movie Edit Pro 16 Plus
Fucntion: wuxuu kaa caawinayaa sida Video editing loo sameeyo,isticmaalka softweerka aad ayuu u fududyahay,iyadoo aad ku sameyn kartid Video nooc walba ah oo aad u qurux badan. Click Here

23. Name: Total video converter 3.7
Fucntion: kaasoo kuu fududeyn doona sidii aad videowga iyo codadka kala duwan aad u bedeli laheyd,kaasoo kugu qaadan doona waqti aad u fudud. Click Here
24. Name: Wedding Album maker Gold
Fucntion: hadii aad tahay qof xiiseeya in uu sameeyo editing sida filimada aroosyada iwm, softweeerkan wuxuu kaa caawin doonaa in uu kuu sameeyo sawiro iyo flash video qurux badan oo music aad gelin kartid. Click Here
25. Name: Sothink Logo Maker
Fucntion: waa softweer isticmaalkeeda la soo fududeeyey kaasoo kuu sameyn doona logo aad u isticmaashid webkaaga iyo programada aad sameysid. Click Here

26. Name: Recover My Files
Fucntion: wixii files ah noocuu raba ha ahaado oo la masaxo waad soo ceshan kartaa hadday ahaan laheed qoraal, sawir ama vidow iyo driverska computerka aad format ku sameydo ayuu kuu soo calinayaa si fudud. Click Here
27. Name: Realtek high definition audio driver
Fucntion: Softweerka driverka ah ee codka wuxuu kaa caawin doonaa, hadii aad format ama aad masaxdid computerkaaga. Waayo inta badan computerda HD ee cusub iyo kuwii horeba softweerkan realteka wey la shaqeeyaan, idinkoo u isticmaali kara Window walba oo aad isticmaashaan. Click Here

28. Name: Windows XP Clearlooks and 70 New Windows XP Themes
Fucntion: waa softweer qafiif ah oo ka dhigeysa Windows XP sida Linux, isla markaana aan wax ka bedelin iyo 70 themes oo Windows XP oo aad u qurux badan, kuwaasoo isticmaalkooda fudud yahay oo laga hali doon. Click Here
29. Name: Total Video Converter
Fucntion: waa software loo isticmaalo badalitaanka codadka maqal iyo muuqaal intaba midkaad rabta aad ka dhigan kartid sidda: wmm - mp3 iyo video vlv -mp3. Click Here
30. Name: Say the Time
Fucntion: Wuxuu sheegaa waqtiga waa softweer kaa caawin doonta, shaqooyinka aad qabatid maalin walba,markii aad ku duubtid taskbar desktop ayuu fadhinayaa, si aad full version uga dhigtid right click dheh mawska kadibna Help-Activate. waxyaabo aad u farabadan ayaad ku sameyn kartaa. Raac sawirka dusha ku yaala si aad u ogaatid waxyaabaha aad ku qaban kartid. Click Here

31. Name: PhpDesigner 7
Fucntion: Softweerkan wuxuu aad kaaga caawin doonaa,hadii aad tahay qof jecel in uu barto Softweer injineering ama Programmer, habka loo soo dhisay waa isku dhexjirka applicationada kala duwan ee lagu dhiso wixii softweer design ku saabsan, sida Html, JavaScript,CSS,PHP iyo kuwa kale oo aad u farabdan oo ku dhex dhisan softweerkan, koodadka iyo scribtiga sidii loogu diyaar lahaa ayaa lagu soo raaciyey. Click Here

32. Name: ARAX Disk Doctor
Fucntion: Softweerkan waa mid la dhihi karo,waa kan ugu wanaagsan ee soo celin kara wixii kaa lumay, softweer,barnaamij,sawiro iyo wax ala wixii computerkaaga ku jiray, hadii format ama la tirtirey, hadii qashin qubaha laga saarey, hadii partitionka la bedelay intuba si caadi ah ayuu u soo celin karaa, sida loo isticmaalana aad ayey u fududahay.fadlan isku day in aad aqrisid "I Aqri Muhiim" oo la socda foolderka softweerka. Click Here

33. Name: ImTOO Movie Maker
Fucntion: Softweerkan ImTOO Movie Maker wuxuu kaa caawin doonaa sidii aad u sameyn laheyd aflaan kala duwan adigoo isticmaalaya nooc walba ama format video ah oo aad editing aad ku sameyn kartid,waxaad kaloo ku sameyn kartaa isu keenida,kala jerida vidiyow nooc kale ah iyo waxyaabo kale oo aad u farabdan. Click Here
34. Name: Xilisoft Media Toolkit Ultimate
Fucntion: Softweerkan Xilisoft Media Toolkit Ultimate waxaa la socda 5 softweer oo kala duwan kuwaasoo kaa caawin doona wax walba oo media ah oo aad u baahan tahay Waxay isugu jiraa DVD,VIDEO,AUDIO iyo kuwa kale oo aad u farabadan. Click Here

35. Name: Sim Card Data Recovery
Fucntion: Softweerkan wuxuu kuu soo celinayaa wixii SIM kaarkaaga ku jiray ee lumay ama qalad loo masaxay, sida text,contact iyo wixii kale ee muhiimka ahaa ee ku jiray SIM kaarka, si aad u isticmaashid softweerkan waxaad u baahan tahay USB SIM Card reader, hardweerkan yar la,aantiisa ma isticmaali kartid. Click Here

36. Name: Avs video Editor
Fucntion: Softweerkan wuxuu kaa caawin doonaa sida ugu fudud ee loo edit gareyn video nooc walba ah kana dhigaya si professional ah oo aad u qurux badan. intabadan softweerada editka aad ayey u culus yihiin,laakiin avs waa qafiif isla markaana kuu sameyn kara convert ama bedelida softweerada kala duwan. Click Here
37. Name: Wondershare Video Studio Express
Fucntion: Softweerkan Wondershare Video Studio Express waa mid qafiif ah oo hadii aad dooneysid in aad video edit ku sameysid si fiican kaaga caawin doona,jarjarida isu geynta iyo adigoo isla markaa ka dhigaya formatka ama nooca aad doontid,ka dibna ku upload gareynaya online ama u istcimaalaya noocyada kala duwan ee video presentation. Click Here
38. Name: Copy Protect
Fucntion: Softweerkan cusub wuxuu kaa caawin doonaa sidii aad u ilaalin laheyd wixii sawir,cod,video,dukementi ah ee adiga kuu qaas ah iyadoo ka dhigaya si aan koobi loogu sameyn karin,cidna wax ka bedeli karin,hal mar keliya ayaad sameyneysaa hadii cid isku daydo in ay koobi gareyso qalad ama error ayaa ka soo gelaya,isticmaalka softweerka aad ayuu u fududyahay waqtiga lagu sameyn karana waa dhaqsi. Click Here
39. Name: Camtasia Studio 7.1
Fucntion:Softweerkan Camtasia Studio 7.1 wuxuu kaa caawin doonaa sidii aad u duubi laheyd waxa walba oo aad ku aragtid shaashadaada isla markaana cod iyo wax walba aad gelin kartid,markii vidiyowga uu diyaar noqdo waxaad ka dhigi kartaa nooc walba oo format aad doontid iyadoo isla markaa aad gelin kartid waxyaabo kale oo aad u farabdan,waana softweerka SolaGroups casharada ay ku sameeyaan oo sida loo istcimaalo ay tahay waxa ugu fudud.
Click Here
40. Name: Studio Line Web 3
Fucntion: Studio Line Web 3 waxaa dhihi karaa in ay tahay softweer aad muhiim u ah si aad u sameysid website professional ah oo nooc walba ah,uma baahnid in aad taqaanid HTML ama nooc walba oo programing ah,sababtoo ah wax walba wey la socdaan waqti aad bilowdid dhisida ilaa aad ka sameysid web aad u qurux badan waa waqti aad u yar,waxaa kaloo softweerka la socda image creator oo lagu sameeyo noocyada kala duwan ee sawirada aad dooneysid in webka aad gelisid. Click Here
41. Name: HDD Temperature
Fucntion: Waxyaabaha ugu badan ee qariba HDD ama hard drayfka computerada waa isagoo kululaada ka dibna gubta adigoo kaa lumaya wixii macluumaad ah ee ku jiray ahdaba si aad oga hortagtid isticmaal softweerka kaa caawimi doona sidii aad u ogaan laheyd xaraarada HDD iyo in over heating ama kululaanayo si aad uga hortagtid wixii kaa lumi lahaa. click Here
42. Name: XUS PC Lock Ultimate Edition
Fucntion: Softweerkan XUS PC Lock Ultimate Edition wuxuu kaa caawin doonaa sidii aad u xukumi laheyd cida geli karta computerkaaga waa sidii baaswoorka oo kale laakiin inta qoraal la isticmaali lahaa patern ama falaaro is dhaafsan ayaa la isticmaalayaa,isla markaana waxaad ka bedeli kartaa waxyaabo aad u farabdan oo ka mid ah sida uu u shaqeeyo iyo sawirka backgroundka ah. fadlan isku day in aad backup ka sameysid falaaraha is dhaafa ama paternka si hadii aad ilowdid aad u soo celin kartid. Click Here

43. Name: Advanced SystemCare Pro
Fucntion: Softweerkan Advanced SystemCare Pro wuxuu la mid yahay adigoo kiraystay enginerr computer,waayo waxaa laysu keenay waxyaabo aad u farabdan oo kaa caawin doona in wax error ama qalad uu soo galo computerkaaga,waxaa la socda anti-spyware,tune ups,system cleaning iyo softweero kale oo computerka xawaarihiisa sii kordhinaya. Click Here
44. Name: Wonderbit LifePhotoMaker
Fucntion: Softweerkan Wonderbit LifePhotoMaker waxaad ku sameyn kartaa noocyo kala duwan oo sawiradaada aad ku bedeli kartid,isla markaana raacin kara special effect sida barafka,roobka iyo waxyaabo kale oo aad u farabadan. Click Here
45. Name: Flash Slideshow Professional
Fucntion: Flash Slideshow Maker is a Flash album creator to make animated photo slide show with SWF file as the output format. Click Here
46. Name: Google Translate Client Pro
Fucntion: Softweerkan Client for Google Translate PRO waa mid kaa caawin doona sida ugu fudud ee loo fasiro luuqada aad u farabadan oo aduunweynaha laga isticmaalo,kuwaasoo ay la socdaan dikshinari caalami ah oo laga soo xulay qoraalada luuqad walba. fadlan aqri sida loogu duubo adigoo eegaya I Aqri Muhiim. Click Here
47. Name: Wondershare PDF Converter
Fucntion: Softweerkan AnyBizSoft PDF Converter wuxuu kaa caawin doonaa sida ugu fudud ee aad ugu bedeli laheyd nooc walba ama format walba PDF sida Word,Excel,PowerPoint iwm Isticmaalka aad ayaa fudeyd looga dhigay 3 click ka dib wax walba waa diyaar. Click Here
48. Name: Setup Factory 9 Personal Edition
Fucntion: Softweerkan Setup Factory 9 Personal Edition waa kan ay ku dhisaan shirkadaha sameeya softweerada kala duwan markii ay dhameeyaan designka softweerka,taasoo fudeyd ka dhigta sidii loogu duubi lahaa softweerada kala duwan,hadii aad tahay qof softweer designer ah waxaad isticmaali kartaa softweerkan adigoo qoraalada qaarkood u bedeli kara luqada aad doontid. Click Here
49. Name: Cambridge Advanced Learner's Dictionary
Fucntion: Clear definitions and prominent guidewords help you find the meaning you want quickly and easily. Click Here

50. Name: Password Unlocker Bundle Portable
Fucntion: Softweerkan Password Unlocker Bundle Portable waa kan ugu fudud ee kuu soo celin karo nooc walba oo baaswoor ah ee aad ilowday,sida aad ku aragtid sawirka dusha nooc walba oo appliaction baaswoor ka lumey si dhaqsi ah ayuu ku soo celinayaa,kan ugu muhiimsan waa soo celinta Windows Password oo ah marka computerka uu kaa xirmo isla markaana aad ilowdid baaswoorkii aad ku xirtey. Softweerkan waa Portable oo macnaheeda ah uma baahna ku duubis iyo fure intaba laba jeer riix horena ka isticmaal. Click Here

51. Name: Lazesoft Recover My Password
Fuction: Softweerkan Lazesoft Recover My Password wuxuu sida ugu fudud kuugu soo celin karaa Furaha ama baaswoorka kaaga xiran nooc walba oo Window ah
Waxaad isticmaali kartaa DVD-CD - USB ama ISO si aad boot ugu sameysid Windowga xiran Reset/Unlock ayaad xuleysaa ka dib waxaa kuu furmaya Admin Userka waad dhex geli ka dibna waxaad ka saari Baaswoorkii aad iloowdey,waa kan ugu fudud ee loo isticmaali karo Window walba. Click Here

52. Name: TeraCopy Pro
Fucntion: Softweerkan TeraCopy Pro wuxuu kaa caawin doonaa sidii aad si xawaara leh aad koobi gareyn laheyd faayl ama folder computerkaaga ku jira oo aad dooneysid meel kala in aad gelisid,waxaa dhacda faaylasha hadii ay aad u weyn yihiin in waqti badan ay kugu qaadato in aad koobi gareyso laakiin TeraCopy Pro wuxuu sii raacinayaa ilaa iyo 50 jeer xawaaraha caadiga ah. Click Here

53. Name: Sothink DHTML Menu
Function: Softweerkan Sothink DHTML Menu wuxuu kaa caawin doonaa sidii aad u sameyn laheyd Javascript menu oo aan u baahneyn wax qibrad ah oo dhinaca Programminka ah,waa drag and drop iyo menu oo aad magacyada ka bedeshid ka dibna shabakad aad u qurux badan aad ka soo saartid,waxaad ku samyn kartaa noocyo kala duwan oo javascript drop down ah
Click Here

54. Name: Softweerkan Visual Watermark
Fucntion: wuxuu kaa caawin doonaa sidii aad u ilaalin laheyd sawiro adiga kuu qaas ah. wuxuu raaciyaa watermarka ama magac adiga kuu gooni ah,1 sawir ama dhowr boqol ayaad hal mar sameyn kartaa automatic ahaan,waxaa kaloo sawirada u bedeli kartaa PDF isla markaana ka dhigi kara cabiro kala duwan. Click Here

55. Name: Veronisoft IP Monitor
Fucntion: Softweerkan Veronisoft IP Monitor waa mid ilaaliya Network aad isticmaashid kaasoo kuu sheegaya cida ku soo xiranta dhinaca TCP/IP FTP iyo kuwa kale oo aad u farabdan softweerka waxay eegtaa ama PING ku sameysaa Networkaaga si ay u ogaato PORT network uu isticmaalayo ee kala duwan,waxaa kaloo eegi kartaa shared folder ama fooldarada la qeybsado,waxaa kaloo isticmaali kartaa dhinaca aqbaarta ama messaging ping. Click Here

56. Name: Any TV Pro
Fucntion: Softweerkan Any TV Pro waxaa la dhihi karaa wan kan ugu fudud ee kaa caawin kara sidii aad u daawan laheyd TV walba oo aduunka ka jira adigoo isticmaalaya softweerkan iyo internet wax kale oo extra hardware ah looma baahna ku duub softweerka update ka dhig isla markiina hore ka daawo adigoo xulaya wadanka aad dooneysid in aad TV giisa aad daawatid. Click Here

57. Name: Virtual Access Point
Fucntion: Softweerkan Virtual Access Point waxay kaa caawin doontaa in ay ka dhigto Computer ama Laptop Internet LAN ku xiran "Wi-Fi  wireless access point." ama meel qof walba uu ku xirmo karo iyadoo uu kula isticmaalayo Internetka,isla markaana waxaa ku xirmi karo telefoonada gacanta ee wata wirelesska sida iPhone HTC iwm isla markaana waa virtual ama waxaan jirin kuna shaqeyna nooc walba oo Internet connection ah. Click Here

58. Name: Bandwidth Controller Enterprise
Function: Softweerkan Bandwidth Controller Enterprise wuxuu kaa caawin doonaa hadii aad tahay System Administrator sidii aad u xukumi laheyd isticmaalka Internetka iyo Bandwith kuwaasoo aad u ogolaan kartid intii aad doontid isla markaana ka yareyn kara uploadka iyo downloadka la isticmaalo si isticmaalida Internetka uu daciif u noqon waa nooca ugu dambeeya ee Enterprise. Click Here

59. Name: Instant Immersion English Grammar and Pronunciation
Function: Softweerkan waxaa la socda 8 saac oo cod mp3 ah kaasoo aad si dhaqsi ah ugu baran doontaan luqada ingiriiska ee looga hadlo wadanka mareykana, kuwaasoo isugu jira garaamarka ku dhawaaqida iyo kuwa kale oo aad u faradan, habka loo sameeyey ayaa aad u fudud waxaad raaceysaa macalinka codkiisa isla markaana isku da;ya sidii aad ugu dhawaaqi laheyd ereyada kala duwan ee luqadan muhiimka ah. Click Here

60. Name: DiskGetor Data Recovery
Fucntion: Softweerkan DiskGetor Data Recovery waxay kaa caawin doontaa sidii aad dhaqsi ku soo celin laheyd wixii kaa lumay,qalad loo tirtirey ama qashin qubka si qalad looga saarey,waxaan dhihi karaa isticmaalkeeda iyo waqtiga ay ku soo celiso wixii lumay aad ayey u fududahay. Click Here

61. Name: DockLock
Fucntion: Softweerkan DockLock wuxuu kaa caawin doonaa sidii aad u xafidi laheyd waxyaabaha computerkaaga ku jira ee kuu qaaska ah tusaale ahaan dukumenti,sawiro,emailo iyo waxaadan dooneyn in qof kale uu arko, wuxuu ku xirayaa baaswoor adiga kuu gooni ah oo aan cid kale ogaan karin,,waxaa kaloo softweerka lagu sameyn karaa laguna keydin karaa baaswooradaada kala duwan ee computerka ku jira adigoo islamarkaana bedeli kara waqti walba,waxaa kaloo la socda nooc kuu tirtiri kara waxyaabaha aad dooneysid hadii aad ka masaxdid computerka in qof kale aan soo celin karin.Click Here

62. Name: Zoner Photo Studio 13
Fucntion: Softweerkan Zoner Photo Studio 13 waxay kaa caawin doontaa sidii sawirada isugu duba ridi laheyd u bedeli laheyd iyo sidii aad qualatiga sawirada kala duwan u hagaajin laheyd,iyadoo isla markaa la socda nooc lagu sameyn karo DVD slide show isla markaana la wadaagi kara ama share ku samey kara. Click Here

63. Name: Portlock Leap Frog
Function: Softweerkan Portlock Leap Frog wuxuu kaa caawin doonaa sida ugu fudud ee loo sameyn karo bootable "VHD" Virtual Hard Drive ama computerkaaga sidii aad uga soo kicin laheyd hard drive aan jirin oo aad ku duubi kartid Windows kala duwan oo hadii Virus ama dhib kale soo gaaro waxba aan ka dhimin,waayo waa waxaan jirin. waxaa kaloo la socda softweerkan waxyaabo kale oo aad u farabdan kuwaasoo kala ah ISO burn, mount ISO,Boot Manager iyo VHD systems waxaa loo isticmaali karaa nooc walba oo window ah. Click Here

64. Name: SmartsysSoft Business Card Maker
Fucntion: Softweerkan SmartsysSoft Business Card Maker waxay kaa caawin doontaa sidii aad u sameyn laheyd business card professional ah oo noocyo kala duwan ah adigoo isla markaana ka daabici kara printerkaaga,waxaa la socda softweerka template aad u farabdan oo kal duwan adigoo isla markaa ku sameyn kara waraaqaha ganacsiga ama leafletka loo yaqaano. Click Here

65. Name: Folder Marker Pro
Fucntion: Softweerkan Folder Marker Pro wuxuu kaa caawin doonaa sidaa aad u ogaan laheyd nooc walba oo foolder ah ee aad isticmaashid,tusaale ahaan waxaa laga yaabaa hard drayfka aad isticmaashid iyo ilaa iyo 100 folder oo kala duwan ay ku jiraan,isla markaana ay waqti badan ku lumisid sidii aad u heli laheyd kan aad dooneysid,softweerka wuxuu ka dhigayaa icon,sawir,qoraal iyo nooc walba oo image diyaar kuu ah,waayo Microsoft folderska waa isku nooc oo lama kala garan karo. Click Here

66. Name: Windows Winset 2011
Fucntion: Softweerkan Windows Winset 2011 wuxuu kaa caawin doonaa sidii computerkaaga aad ug saari laheyd wax walba oo slow ka dhigaya waxaa kaloo uu ka saarayaa waxyaabaha qaladka ah ee registeriga soo gala,system security ayaa la socda oo aad ka xiri kartid meeshii aad doontid wuxuu nadiif ka dhigayaa faaylasha temp la yiraahdo ee mar walba computerka buuxiya isla markaana culeys ka dhiga,Windows Winset 2011 waxaa ku dhisan ilaa iyo 50 nooc oo tools ah. Click Here

67. Name: Antamedia Internet Caffe
Function: Softweerkan Antamedia Internet Caffe waxaa la dhihi karaa waa kan ugu wanaagsan ee loo isticmaalo karo hadii aad leedahay Internet Caffe,waxaa la socda SERVER iyo Client kaasoo sida aad sawirada ku aragtaan qaban kara shaqada loogu talagaley si loo hago ganacsiga Internet Caffe,wuxuu leeyahay voucher ama koodad aad ka iibin kartid macaamisha iyo printer control,system lagu iibiyo cabitaanka,shaaha iwm. Click Here

68. Name: i Clone 4.3 Pro
Function: Softweerkan i Clone 4.3 Pro wuxuu kaa caawin sidii aad u sameyn laheyd waxyaabo design ah oo aad u kala duwan sida 3D Video FX - Virtual Studio -Game - 3D animation,video compositing iyo 3D stereo creation.wuxuu isticmaalaa noocyda designka ugu dambeeyey ee Virtuality.
Yaa isticmaali kara softweerkan iClone 4.3 Pro sida aad ku aragtaan sawirka dusha waxaa isticmaali kara Movie maker,Video producer,Educator iyo Developer Click Here

69. Name: Stardock ObjectDock Plus 2
Fucntion: Hadii aad tahay qof isticmaala Windows isla markaana jecel in desktopka computerka u ekaado sida Mac softweerkan aad ayaad ula dhici doontaa waa Stardock ObjectDock Plus oo aad u isticmaali kartid sidii computer desktop uu nadiif u ahaan lahaa,isla markaana isticmaalka computerka uu fudeyd u noqdo. Click Here

70. Name: Xilisoft Video Joiner 2
Fucntion: Softweerkan Xilisoft Video Joiner 2 wuxuu kaa caawin doonaa sidii aad isugu keeni laheyd Vidiyow kala jarjaran oo aad download ku soo sameysay,inta badan Youtube vidiyowga ku jira waa ilaa 10 daqiiqo iyagoo qeybo kala duwan ah markaa hadii vidiyow noocaa ah aad soo download gareysid softweerkan si fudud ayaad isugu xira kartaa iyadoo bedelaada ama convertionka uu yahay format walba oo diyaar ku ah softweerkan. Click Here

71. Name: Website Ripper Copier
Fucntion: Softweerkan Website Ripper Copier wuxuu kaa caawin doonaa sidaa aad koobi ugu sameyn laheyd website,silamarkaana u aqrin laheyd ama daawan laheyd wixii ku jira shabakadaa adigoo Internet aan ku xirneyn,Sawirada,qoraalada iyo wax walba oo ku jira ayaad download ama koobi ku sameyn kartaa,xitaa waxaa la socda qeyb ah hadii Internetka kaa go'o waqtiga aad koobiga aad sameyneysid in uu isla meeshii ka bilaabo ama resume uu sameeyo. Click Here

72. Name: Hard Disk Sentinel
Fucntion: Softweerkan Hard Disk Sentinel wuxuu kaa caawin doonaa sidii aad u ogaan laheyd in si caadi ah ama normal ah u shaqeeyo Hard drivyada computerkaaga ku jira,adigoo ka hortagaya in wixii macluumaad ah ee ku jira HDD aan kaa lumin,wuxuu aqrinayaa xaraarada HDD isla markaana ogaanaya in HDD layerska uu u shaqeynayo si caadi ah,tusaale ahaan hadii aad eegtid sawirka 2aad ee dusha waxaad ku aragtaa in HDD ka mid ah kuwa computerka ku jira layerska uu dhaawac ama damage gaarey isla markaana sii dhiman raba,markaa softweerkan oo mar walba taala dhinaca hoose ee compterka taskmanager waxay eegaysaa HDD ku jira computerka iyo shaqada ay qabtaan iyo in caafimaadkooda uu wanaagsan yahay. Click Here

73. Name: My Notes Keeper
Fucntion: Softweerkan My Notes Keeper wuxuu kaa caawin doonaa sidii aad u keydin laheyd adiga oo aan waraa ku qorin wixii muhiim kuu ah,sida balamada,teleefoonada,Emailada iyo nooc walba oo xusuus qor ah oo Database ay la socoto.
Ku duubista softweerka aad ayey u fududahay iyadoo isla markaa la shaqeysa nooc walba oo application software ah sida Word,excel iwm .Click Here

74. Name: Word Web Pro
Fucntion: Softweerkan Word Web Pro waa English thesaurus and dictionary kaasoo kaa caawin doona sidii aad u eegi laheyd qoraal walba oonglis Eh ah,kaasoo ku siinaya macnaha ereyga iyo sida loo isticmaalo,waxaa kaloo la socda hingaada iyo ku dhowaaqida ereyada oo cod kaasoo kaa caawin doona sidii aad ugu dhawaaqi laheyd luqada Ingiriiska. Click Here

75. Name: Video Charge Studio
Fucntion: Softweerkan Video Charge Studio wuxuu kaa caawin doonaa sida ugu fudud ee Video editing loo sameyn karo adigo oo aan u baahneyn qibrad nooca editing ah,softweerka waxaa loo soo dhisay si fudud oo cid waliba ay isticmaali karto,waxyaabaha aad ku qaban kartid waxaa ka mid ah - isu keynta,kala jarida vidiyowga - logo iyo water mark ku darida iyo ka saarida,youtube iyo flash video,kala saarida codka iyo vidiyowga, sawirada thumbnialka ah iyo waxyaabo kale oo aad u farabadan. Click Here

76. Name: Paretologic PC Health Advisor
Fucntion: Softweerkan PC Health Advisor wuxuu kaa caawin doonaa sidii computerkaaga caafimaadkiisu loo ilaalin lahaa,wuxuu wataa softweero kala duwan oo kala ah,registry cleaner,temporary file remover,duplicate removar,startup manager iyo waxyaabo kale oo aad u farabdan. Click Here

77. Name: Folder Lock 7
Fucntion: Softweerkan muhiimka ah ee Folder Lock 7 wuxuu kaa caawin doonaa waxyaabo aad u farabdan oo dhinaca securitiga ah,sidaa ku aragtaan sawirada dusha shaqooyinka uu qabto waxaa ka mid ah,Encryption ama waxyaabaha aan la furi karin oo baaswoor adag lagu xiro,ilaalinta USB,DVD,DCROM.
Sameynta foolderka qaaska ah ee isticmaalaha keliya uu furi karo,sameynta virtual HDD ama keydiye aan jirin,tirtirada faaylasha aan la soo celin karin iyo tirtirada wixii aad ka isticmaashey Internetka oo aadan dooneynin in qof kale arko. Click Here

78. Name: VMware Workstation 8
Fucntion: Softweerkan VMware Workstation 8 wuxuu kaa caawin doonaa sidaa aad u itsicmaali laheyd Windows aad u farabdan adigoo isticmaalaya 1 computer keliya
Waxaad isticmaaleysaa Virtual ama Window aan jirin adigoo ku duubi kara kuwo kala duwan oo computerkaaga dhibaato u keeni karin,waxaa inta badan loo isticmaalaa Networkinka iyo marka aad dooneysid tijaabo in aad ku sameysid softweer adigoo ilaalinaya computerkaaga caadiga ah.Click Here

79. Name: Revo Uninstaller Pro
Fucntion: Softweerkan Revo Uninstaller Pro wuxuu kaa caawin doonaa sidii aad uga saari laheyd softweerada aan laga saari karin Ad/remove ee control panelka,waxaa kaloo la socdo softweero kale oo aad muhiim u ah kuwaaso kala ah Autostart manager,Junk file cleaner,Windows tools,Browser cleaner,Microsoft Office cleaner,Evidance remover iyo kuwa kale oo aad u farabdan. Click Here

80. Name: 1Password
Fucntion: Softweerkan 1Password wuxuu kaa caawin doonaa sidii aad isugu keeni laheyd nooc walba oo password aad isticmaashid,tusaale ahaan Facebook,Twiter,Msn,Yahoo,paltalk iyo nooc walba oo password ah,waxaa kaloo ku keydin kartaa numarada Passporka,driving licence,softweerada furayaasha la socda iyo wixii aad isleeedahay waad ilaawi kartaa,aad ayuu secure u yahay waxa keliya ee lagaa doonayo waa in aad xafidaa Master Key ama furaha koowaad ee lagu galo softweerka. Click Here

81. Name: Roxio Creator 2012 PRO
Fucntion: Roxio Creator Pro 2012 waa softweer aad ku sameyn kartid wax walba oo multimedia ah,sawir,video,editing,sameynta codka,bedelada codka,converterka iyo waxyaabo aad u farabadan oo ay ka mid yihiin sameyska 3D oo ah tiknooloji cusub oo waqtiyada soo socda aad loo isticmaali doono.
Waxyaabaha ugu muhiimsan ee la soo raaciyey waa editinka oo ay la socoto effects aad u farabadan oo kuu fududeyn doonta sidii aad u sameyn laheyd professional video.
 Click Here

82. Name: SiSoftware Sandra Professional Business 2011
Fucntion: Softweerkan SiSoftware Sandra Professional Business 2011 wuxuu kaa caawin doonaa sidii aad u ogaan laheyd macluumaad walba oo ku jira computerkaaga,sida Softweerada ku duuban,Hardweerka ku dhisan sida magaca motherboardka shirkada dhsitay,memoriga,processerka hard driveka iyo macluumaad aad u farabdan oo si fudud aad ku heli kartid,waxaad kale oo aad ka sameyn kartaa report ah hardweerada ku jira computerka si hadii aad wax ka bedelid loo baahdo aad u soo daabacdid. Click Here

83. Name: Password Recovery Bundle 2011
Fucntion: Softweerkan Password Recovery Bundle 2011 wuxuu kaa caawin doonaa sidii aad u soo celin nooc walba oo baaswoor ah ee ku jira computerkaaga ee aad iloowday.
Wuxuu soo celinayaa ilaa iyo 60 nooc oo baaswoor kala duwan,kuwaasoo kala ah - Windows Password SQL Server Password PDF Password ZIP Password MSN Password AIM Password Google Talk Password Trillian Password Asterisk Password Outlook Password Outlook Express Password iyo kuwa kale oo aad u farabdan.
Kan ugu wanaagsan waa Asterisk Password ama baaswoorada qarsan ee xidigaha ah oo si fudud loo aqrin karo sida aad ku aragtaan sawirka 2aad. Click Here

84. Name: Driver easy pro
Fucntion: Softweerkan Driver easy pro wuxuu kaa caawin doonaa sidii aad u soo celin laheyd nooc walba oo driver ah oo computerka ka lumay hadii format ama tirtir lagu sameeyo - sida codka - wirlesska, grapchiska iyo iyadoo update automatic ah aad ku samyn kartid nooc walba oo driver ah. Click Here

85. Name: NoteTab Pro
Fucntion: Softweerkan NoteTab Pro wuxuu kaa caawin doonaa dhisida koodadka kala duwan ee programminka iyadoo qaabka loo dhisay ay la socdaan tools si fudud aad ugu qori kartid luqadaha kala duwan sida HTML,JavaScript iyo nooc walba oo kood ah.softweerka uma baahma fure ama karaag hore ayaa loo habeeyey.Click Here

86.Name: Mojosoft Software Business Cards MX
Fucntion: Softweerkan Mojosoft Software Business Cards MX wuxuu kaa caawin doonaa sidii aad u sameyn laheyd business card oo professional ah isla markiina aad hore ka daabici kartd,waxaa la socda template aad u farabdan oo diyaar ah isla markaana lagu sameyn karo nooc walba oo professional ah ee meheradaada ah. Click Here

87. Name: Bistone Hotel Management System Full Board
Fucntion: Softweerkan Bistone Hotel Management System Full Board wuxuu kaa caawin doonaa hadii aad tahay qof ka shaqeeya ama iska leh Hotel sidii aad u maamuli laheyd martida,qolalka,shaqooyinka kala duwan ee Hotelka uu qabto,waa softweer wax walba ay u dhan yihiin oo sida loo isticmaalana fudueyd ah. Click Here

1 comment: