Wednesday, April 20, 2011

You are welcome to the Home page of House Software Technology.






HOUSESOFTWARES@HOTMAIL.COM


Webkan bloga ah waxaad ka barankartaa maadada it-ga noocyadeeda kala duwan haday ahaan laheed Networking , webdesing , softwares iyo Hardware , siddaa darteed Maadaama it-gu noqday qarnigan furaha adduunka kala haga hormarka adduunkana uu ku taagan yahay . cashiradda aad ka barandoontid House Softwares oo link ku ah solagroups dhamaan waa free of charge , laakiin waa in aad ku xiran webka. waxaan jecleestay in aan bulshadda u faaiideeyo meel walbay joogaan horaana loo yiri " waari meysidee war hagaa haro". Waxaa Mahad u calinayaa Bahda Solagroups iyo Macalin Abdinasir Ismail .

No comments:

Post a Comment